dcsimg

Shimbir ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Shimbir (Af-Ingiriis: bird; Af-Carabi: طائر) waa bahalla awooda inay duulaan ayagoo adeegsanaya baallahooda. Qaarkood duulimaadkooda wuu dheeryahay, qaarna wuu kooban yahay. Shimbiraha way badan yihiin wayna kala duwan yihiin. Qaarkood wey wayn yihiin, qaarkoodna way yar yihiin. Qaarkood wey dheereyaan oo xawaare sare ayay ku duulaan, qaarna way soo gaabiyaan oo xawaare yar ayay ku duulaan. Shimbirta waxee leedahay Gafuur dhuuban iyo indho yar yar.

 src=
Shimbiraha

Shimbiraha waxaa ka mid ah.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha