Yuumbi (Af-Ingiriis: Marlin, Af-Carabi: المرلين ) waa jaad ka mid ah jaadadka kalluunka ama Malaayga midabkiisu waa qalin waxuu ku nool yahay Badda Malaayga nuucaan hilibkiisa aad ayoo u macaanyahay. Waa Malaay Aanan Inta Badan Lafo Lahayn.