dcsimg

Biciid ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src=
Biciid

Biciid (Af-Ingiriis: Oryx; Af-Carabi: مها) waa xayawaan ku dhaqan duurka kaasi oo ka mid ah bahda naasleyda ee qaraabada yihiin Goodirka iyo deeroda. Sida ugu badan biciidku wuxuu asal ahaan laga helaa ilaa maantana aad ugu dhaqan yahay qaarada Afrika.

Biciid waa nooc ka mid ah ugaarta. wuxuu leeyahay geeso dhaadheer. waxoo u egtahay sida rida oo kale laakiin woo ka weynyahay. Qabiil ka mid ah qabaa,ilka soomaalida gaar ahaan woqooyiga ayaa la yidhaahdaa Biciide ayagoo loogu magac daray biciidka, maadaama biciidku yahay mid fara badan oo ku noolaanjirey soomaaliya gaar ahaan gobolka Sanaag oo beeshani degan tahay.

Sidoo kale eeg

Tixraac

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Biciid: Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src= Biciid