Injir (Af-Carabi: قمل, Af-Ingiriis: Louse) waa nooc ka mida cayayaanka ku dul nool noole kale, oon kaligeed taagnaan karin, waxay ku badantahay dadka maxaabiista ah ardada kuleejyada iyo qof walba oo nadaafada jirkiisu yartahay,
Injirtu waa madow casuus xigeen ah aad u yar dhirirkeedu gaaro 2.5 milimitir Injirta ayaa ku nool madaxa qofka ay ku jirto, ama timaha hoose iyo kilkilaha, waxay quudataa dhiiga qofkaas, midabkeeda ayaa cad marka ay yartahay, markay waynaato ayay isu badashaa kafee ama madow, waxay ledahay miciyo iyo lugo ay ku qabsato timaha, iyadoo ka badbaada badanaa shanlada timaha lagu feedhayo.
Injir (Af-Carabi: قمل, Af-Ingiriis: Louse) waa nooc ka mida cayayaanka ku dul nool noole kale, oon kaligeed taagnaan karin, waxay ku badantahay dadka maxaabiista ah ardada kuleejyada iyo qof walba oo nadaafada jirkiisu yartahay,
Ispıci, taxımê Phthiraptera ra yew moza bêperzaneyıniya. Dınya de nezdiyê 5.000 tewrê cı estê. Ispıci bê şewşewıkan u balina ca verdê se heywananê binan pêroynan dê şenê bıcıwiyê.