dcsimg

Waraabe ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src=
Waraabe

Waraabe ama Dhurwaa (Af-Carabi: ضبع Af-Laatiin: hyaena Af-Taliyaani: iena Af-Ingiriis: hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Waraabuhu waa bahal xoogan oo ku nool, Afrika.

Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka..

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha