dcsimg
Image of Grey-leaved cordia
Creatures » » Plants » » Dicotyledons » » Borage Family »

Grey Leaved Cordia

Cordia sinensis Lam.

Mareer ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src=
mareer

Mareer sidoo kale loo yaqaan Cordia sinensis waa nooc ah geedaha ubax leh oo ka mid ah qoyska Boraginaceae. noocyada geedkaan wuxuu ka baxaa laga bilaabo Koonfur Afrika , illaa Bariga Afrika, Madagaskar , Galbeedka Afrika iyo Bariga Dhexe illaa koonfurta hindiya iyo Bariga Indunisiya. sidoo kale nooca geedkaan waxaa lagu beeray bariga Australia.[1] miraha geedkaan waa sida xabagta oo kale wuu dhag dhagaa, waa miro la cuni karo.midabka mkraha waa oranji.

Magacyada

magacyada luqadaha kale looga yaqaan waxaa ka mid ah C. sinensis (af Laatiin), Harores, Mader, Mader boor, Mader qoowe (af Boran); Mkayukayu (af Chonyi); Madeer (af Gabra); Mderia, Mkayukayu (Giriama); Tadana (af Hausa); Salapani, Lgweita (af Ilchamus); Kithea, Muthei munini, Kithia (af Kamba); Nokirwet (af Kipsigis); Oldorko (af Maasai); Mutalya chana (af Riverine, Tana River), Mutaa1e (af Malakote); Adomoyon (af Marakwet); Mader (af Orma); Muhale, Mhali (af Pokomo); Adomeyon, Adome (miraha kaliya) (af Pokot); Gaer, Koh, Madeer, Gayer (af Rendille); Ilgoita, Ikweite, Dorgo, Lmanturre, Lgueita, Lgweita orok, Silapani (af Samburu); Hoorocha (af Sanya); Mareer, Marer (af Soomaali); Mkamasi, Mnya mate (af Swaaxili); Adumewa, Edoma (af leaves), Adomewa (af Tugen); Edome (af Turkana); Marer (af Wardei).[2]

Faahfaahin

Tixraac

  1. "Archived copy" (PDF). Archived from the original (PDF) on 2012-05-04. Retrieved 2012-07-25. Unknown parameter |url-status= ignored (help)
  2. "Useful Trees and Shrubs of Kenya" (PDF). World Forestry. Nairobi: RELMA-ICRAF. pp. 173–4. Retrieved 27 November 2017.
license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Mareer: Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src= mareer

Mareer sidoo kale loo yaqaan Cordia sinensis waa nooc ah geedaha ubax leh oo ka mid ah qoyska Boraginaceae. noocyada geedkaan wuxuu ka baxaa laga bilaabo Koonfur Afrika , illaa Bariga Afrika, Madagaskar , Galbeedka Afrika iyo Bariga Dhexe illaa koonfurta hindiya iyo Bariga Indunisiya. sidoo kale nooca geedkaan waxaa lagu beeray bariga Australia. miraha geedkaan waa sida xabagta oo kale wuu dhag dhagaa, waa miro la cuni karo.midabka mkraha waa oranji.

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha