dcsimg

Dhurde ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src=
Grosser Wollschweber Bombylius major

Dhurde ama Dhuunyaale (Af-Ingiriis: Bombyliidae) waa Waa duqsi yaryar oo dheecaan malabkoo kale sameeyyaa, illowse aan u badneyn sida kan shinnida, waxaana loo yaqaanaa Surta,

Surta

Surta ayaan laga aqoon malabka balse aad bay uga yartahay wxuuna ku sameeyaa geedaha qaar sida Xagarka oo kale.

 src=
Dhurduhu wuxuu macaanka ka helaa ubaxa sida shinnidu samayso.

Soomaalidu maxay ka tiri

Abwaan Dhoodaan iyo gabaygiisii DHUGASHO meerisyo ka mid ah oo uu hawsha Dhurdaha ku tilmaamay wuxu yirir:

-Dhurde ma laha dhuuxiyo laf iyo dhiibsanow muruqe -Dhirtana waa ka miidduu ka dhuray lala dhamayaaye -Intaan ubuxu dhaarinee ku yaal laanta dhaladeeda -Ee uu mankuba dhaaddan yuu tacab dhiteystaaye -Hadhow buu se wuxu sii dhigtay malab ka dhuuqaaye -Haddaan eegno dhuunyaalihiyo aniga Dhoodaana -Bilow Aadmigii aan u dhashaan yara ku dhaamaaye -Geedaha dhulkiyo hawlkarnimo igaga dheereeye. 

Qaabsamayska Baalashiisa

Dhulka wax ka guranaya

Sawirro

Sidoo kale arag

Tixraac

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Dhurde: Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages
 src= Grosser Wollschweber Bombylius major