dcsimg

Uur Cas (shimbir) ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Uur cas ama Arey (Af-Ingiriis: superb starling) Magaca sayniska (Lamprotornis superbus) waa shimbir kamida bahda loo yaqaan starling ee shimbiraha ka mida. Sida la wada ogyahay waxaa laga helaa Bariga Afrika, oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Soomaliya, Yugaandha, Kiiniya, and Tanzania.Markii hore waxaa loo yaqaanay Spreo superbus.[2]

Tilmaan

Waa shimbir madax madow, baalashana cirood (lafcir) ah, calooshana casaan ka ah.Dibka hoostiisana ka cad, waa shimbir aad u qorxoon indhihiisu waxay isugu jiraan cadaan iyo madow, wuxuu cunaa miraha hilibka iyo xayrtana wuu cunaa haduu helo. waxay isugu yimaadaan raxan raxan meelaha hooska ah iyagoo aad u sheekaysta,

Sawirro

Tixraac

  1. Template:IUCN
  2. [1] Archived Nofeembar 12, 2008 // Wayback MachineWayback Machine.
license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha

Uur Cas (shimbir): Brief Summary ( Somali )

provided by wikipedia emerging_languages

Uur cas ama Arey (Af-Ingiriis: superb starling) Magaca sayniska (Lamprotornis superbus) waa shimbir kamida bahda loo yaqaan starling ee shimbiraha ka mida. Sida la wada ogyahay waxaa laga helaa Bariga Afrika, oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Soomaliya, Yugaandha, Kiiniya, and Tanzania.Markii hore waxaa loo yaqaanay Spreo superbus.

license
cc-by-sa-3.0
copyright
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha