dcsimg

Goroyo Soomaali ( somali )

tarjonnut wikipedia emerging_languages

Goronyo Soomaali (Af-Ingiriis: Somali ostrich) (magaca Sayniska Struthio molybdophanes) waa shimbir u eg goronyada taasi oo ku dhaqan deegaano badan oo ka mid ah Geeska Afrika, gaar ahaan cariga ku dhaqan yihiin dadka Soomaalidu. Wakhtiyadii hore waxaa lagu tirin jiray goronyada hase yeeshee sanadkii 2014 ayaa la ogaaday inuu soocanyahay goronyada oo uu yahay nooc gaar u madax banaan.

Sido kale fiiri

Tixraac

  1. IUCN|id=22732795 |title=Struthio molybdophanes |assessors=BirdLife International |version=2014.2 |year=2014 |accessdate=19 June 2012
lisenssi
cc-by-sa-3.0
tekijänoikeus
Qorayaasha Wikipedia iyo tifaftirayaasha
alkuperäinen
käy lähteessä
kumppanisivusto
wikipedia emerging_languages

Goroyo Soomaali: Brief Summary ( somali )